Ahmed Abdi Hassan ( Wataac )

Haddii aad rabto hoggaamiye leh aragti fog, karti, iyo waayo-aragnimo ballaaran oo ku saabsan horumarinta isboortiga, codkaaga sii Mudane Axmed Wataac. Mahadsanid!

Ahmed Cabdi Xasan is a candidate for the position of chairman of the Somali National Olympic Committee.

 

“For President of Somali National Olympic Committee”

Waa kuma Wataac?

Sanadkan 2024, Soomaaliya waxay ku guuleysatay horyaalka dahabka ee koobka African Amateurs Individual Chess Championships (AAICC) oo ka dhacay dalka Burundi.

Tartankan caalamiga ah ayaa Soomaaliya u horseeday guul taariikhi ah, iyadoo ciyaaryahan Soomaaliyeed uu noqday qofkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u keena guushan muhiimka ah. Guushaan waxaa lagu xusuusan doonaa inay tahay mid ka mid ah kuwa ugu waa weyn taariikhda chess-ka Soomaaliyeed.

Axmed Cabdi Xasan (Wataac), oo ah Madaxweynaha Xiriirka Chess-ka, ayaa door weyn ka qaatay horumarinta ciyaarta chess-ka ee Soomaaliya.

Tan iyo 2004, Axmed Wataac waxa uu ahaa Madaxweynaha Xiriirka Chess-ka, isagoo sidoo kale kaalin muuqata ka soo qaatay ciyaaraha kale iyo horumarinta isboortiga Soomaaliya.

Wataac waxa uu ka shaqeeyay in Soomaaliya ay qeyb ka noqoto tartamada caalamiga ah, isagoo dalka keenay macallimiin ajaaniib ah si ay u tababaraan ciyaartoyda Soomaaliyeed.

Sanadkii 1998, Axmed Wataac waxa uu guddoomiye ka ahaa naadiga Dekedaha, waxayna kooxdaas ku guuleysatay horyaalka Soomaaliya. Isla sanadkaas, kooxda Dekedaha waxay ka qeyb gashay ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika oo lagu qabtay magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Axmed waxa uu sidoo kale saddex jeer soo noqday guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed intii u dhaxeysay 2012 ilaa 2024, isagoo waayo-aragnimadiisa iyo hoggaamintiisa uga faa’iideeyay horumarinta ciyaaraha kala duwan ee Soomaaliya.

Xilliyadii ugu adkaa ee naadiga Jees, Axmed waxa uu si mutadawacnimo ah lacag uga soo aruuriyay bulshada si uu u taageero kooxdiisa iyo naadiyada kale ee Soomaaliyeed.

Hadda, Axmed Cabdi Xasan waa murashax u taagan xilka guddoomiyaha Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed.

This year 2024, Somalia won the gold title of the African Amateurs Individual Chess Championships (AAICC) in Burundi.

This international competition has led Somalia to a historic victory, as a Somali player has become the first person to bring Somalia this important victory. This victory will be remembered as one of the greatest in the history of Somali chess.

Ahmed Abdi Hassan (Wataac), who is the President of the Chess Federation, played a major role in the development of the game of chess in Somalia.

Since 2004, Ahmed Wataac has been the President of the Chess Federation, having also played a prominent role in other sports and the development of sports in Somalia.

Watac worked for Somalia to be a part of international competitions, bringing foreign coaches to the country to train Somali players.

In 1998, Ahmed Wataac was the chairman of the Ports Club, and that club won the Somali championship. In the same year, the Ports team participated in the East and Central Africa Games held in Kampala, Uganda.

Ahmed also served three times as the vice chairman of the Somali National Olympic Committee between 2012 and 2024, using his experience and leadership in the development of various sports in Somalia.

During the most difficult times for the Jees club, Ahmed voluntarily collected money from the community to support his team and other Somali clubs.

Currently, Ahmed Abdi Hassan is a candidate for the position of chairman of the Somali National Olympic Committee.

If you want a leader with vision, talent, and extensive experience in sports development, cast your vote for Mr. Ahmed Wataac. Thank you!

Event Details

  • Goobta: Pearl Beach
  • Taariikh-da: 14, October 2024
  • Aminta: 07:00PM Maqribnimo

Send Message